Heyadaha amaanka DF oo amray dayuuradaha inaysan dalka keeni karin Fahad Yaasiin

Ilo-wareedyo ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya oo diiday in magacooda la sheego ayaa Idaacadda VOA u sheegay in laamaha amniga Soomalaiya ay amreen in Fahad Yaasiin aysan dayuuraduhu keeni karin Muqdishu. Waxay ku eedeeyen inuu Muqdisho ka waday abaabul ciidan iyo inuu khalkhal geliyo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Dhinaca kalena, Ilo lagu kalsoon yahay oo … Continue reading Heyadaha amaanka DF oo amray dayuuradaha inaysan dalka keeni karin Fahad Yaasiin